Xukuumadda Soomaaliya oo dhaqan-gelisay Shuruucda Hay’adda Duulista Rayidka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay dhaqan gelinta shuruucda Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo la jaan qaadaysa heerarka caalaamiga ah ee hay’adaha duulimaadyada. Shuruucda iyo habraacyada muhiimka ah ee hagaya Hay’adda Duulista Rayidka ah oo ay meel mariyeen goleyaasha dowladda ayaa suuraglisay in hay’addu ay noqoto mid la … Continue reading Xukuumadda Soomaaliya oo dhaqan-gelisay Shuruucda Hay’adda Duulista Rayidka (Sawirro)